War saxaafadeed
- 09 Apr 2024 - Muqdisho — Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diirran u diraysaa dhammaan dadka soomaaliyeed ee u dabbaal degaya dhammaadka bisha barakeysan ee Ramadaan. Bahda Qaramada Midoobay waxa ay ‘Ciid Wanaagsan’ u rajeynayaan dadka Soomaaliyeed. Ciidul Fidriga waa xilli loo...
- 04 Apr 2024 - Muqdisho – Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Miinada iyo Kaalmaynta Wax ka qabadka Miinada, Qaramada Midoobay waxay dib u xaqiijinaysaa taageerada ay Soomaaliya ka siinayso ilaalinta nolosha dadka rayidka ah khataraha qarxyada iyo dhismaha nabadda iyada oo loo marayo...
- 31 Mar 2024 - Muqdisho – Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya* waxay bogaadinayaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu xaqiijinayo u hogaansanaanta Soomaaliya ee waajibaadka caalamiga ah iyo kuwa heer gobol ee khuseeya xuquuqul insaanka, oo ay ku...
- 27 Jan 2024 - New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Mr. Zenenga waxa uu...
- 18 Jan 2024 - Muqdisho – Diyaarad xamuul ah oo Qaramada Midoobay qandaraas kula jirta ayaa maanta iyadoo degaysa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee Ceel-Barde ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Diyaaradda ayaa sahay bini’aadantinimo u daabuleynaysay Hay’ada Cunada Aduunka...
- 12 Jan 2024 - Muqbisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar hoobiye ah oo Khamiistii lagu dilay xubin ka tirsan Ilaalada Qaramada Midoobay. “Ciidanka Ilaalada Qaramada Midoobay waxay door muhiim ah ka ciyaaraan xaqiijinta badqabka iyo amniga shaqaalaha...
- 11 Jan 2024 - Moqdisho – Qaramada Midoobay waxay xaqiijinaysaa inuu jiro shil diyaaradeed oo ay ku lug lahayd diyaarad Helicopter ah oo ay Qaramada Midoobay qandaraas kula jirto oo ka dhacay Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa wadday duullimaad samata bixin caafimaad....
- 09 Jan 2024 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka Dowlad Goboleedka Federaalka Puntland sida nabadda ah ee ay hanaanka u qabteen. Waxaan ammaanaynaa...
- 10 Dec 2023 - Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta xuquuqul insaanka iyo sanadguurada 75-aad ee Baaqa Caalamiga ee Xuquuqul Insaanka , Qaramada Midoobay ayaa maanta dib u xaqiijiisay taageerada hagar la'aanta ah ee ay siiso Soomaaliya si loo xaqiijiyo ku Bayaanka . "Mabaadi'da iyo qiyamka...
- 09 Dec 2023 - Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee la Dagaalanka Musuq-maasuqa, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya maanta ku baaqday in dadaal dheeri ah lagu bixiyo ka hortagga iyo la dagaallanka musuq maasuqa, waxaana ay muujisay doorka gaarka ah ee haweenka iyo...