Muqdisho – Hadda ka hor, sanadihii 60-meeyaddii iyo 70-meeyadii, waxaa loo yaqaannay “Jowharta Bad-weynta Hiindiya.” Taasi waxaa ay ahayd ka hor inta aysan dhicin in ka badan labaatan sano oo dagaallo hubka la isu adeegsado iyo xasillooni darro ah kuwaas oo dalxiisayaasha ka erya