Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Ceerigaabo, 22 Juun 2022 – Waxay ku taallaa bariga fog ee gobolka Sanaag, magaalada yar ee Ceerigaabo waxay qiyaastii 560 kiilomitir u jirtaa magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland.
Muqdisho – Argagaxii iyo anfariirkii waxii maalintaas dhacay ayaa weli Maryan Cusmaan Cali ka hor muuqda*.
Garowe – Xoosh Jaamac Faarax wuxuu yiri ma jiraan wax aan dadka dheerahay, laakiin waxa uu sheegay inuu yahay nin dhallinyaro oo dadaal badan ku bixiyay inuu wanaajiyo mustaqbalkiisa, nolosha reerkiisa, isla markaana ku hamminaya inuu qayb ka qaato dadaalka d
Baydhabo – Waxay ahayd Diseembar 2009-kii Dr. Ilyaas Cabdiladiif Sheekh Yuusuf aad ayuu u faraxsanaa.
Muqdisho - Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi waxa uu ku dhashay miyiga gobolka Mudug ee Puntland, Soomaaliya, sannadkii 1992-kii, waxa uu ka dhashay qoys xoolo-dhaqato ah.
Muqdisho – Sida wiilal badan oo adduunka nool oo kale, Aweys Xaaji Nuur markii uu yaraa, waxa uu ku riyoon jiray in uu noqdo ciyaaryahan kubbadda cagta xariif ku ah.
Madaxda Soomaaliya waa in ay dhinac iska dhigaan khilaafaadkooda oo ay si degdeg ah u soo gebagebeeyaan hannaan doorasho oo lagu kalsoonaan karo, sidaas waxaa Golaha Ammaanka u sheegay sarkaal sare oo Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Talaadadii, isagoo xusay in doorashooyinka qaranku a
Kismaayo – Shaqada macalinka wanaagsan waa in uu dhiirigeliyaa ardayda oo uu ka caawiyaa in ay horumar ka gaaraan waxbarashada iyadoo hadafka ugu dambeeyna uu yahay in ey noqdaan xubno wax soo saar leh oo bulshada ka mida.
Gaalkacayo – Ilaa dhowaantan, Gaalkacyo waxay caan ku ahayd colaado iyo barakac.
Baidoa - Gudaha Soomaaliya, way kala duwanaan karaan waddooyinka loo maro noqoshada shaqsi u dhaqdhaqaaqa dhallinyarada. Jamiila Xaaji Maxamed, waxay bilaawday shaqadaan iyadoo cilmiga ka baraneysa Jaamacadda Muqdisho bartamihii 2010-neeyadii.