Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Mudane Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi wuxuu ku dhashay miyiga gobolka Mudug, Puntland, Soomaaliya, sanadkii 1992, isagoo leh aragiisa. Waa aabbaha hal canug waxa uu ka dhashay qoys xoolo-dhaqato ah.
Muqdisho - Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dhawaan iskaashi la yeelatay mid ka mid ah hormuudka hay’adaha aan dowliga ahayn ee Soomaaliyeed si la-dagaalanka gudniinka gabdhaha looga dardargeliyo laba ka mid ah Maamul-gobolee
Anita Kiki Gbeho waa xubin hawl-wadeen muddo dheer ka shaqaynaysay Qaramada Midoobay, waxayna ku hoos shaqaynaysay calanka buluuga ah in ka badan 25 sano.
Garowe – Samsam Siciid Maxamed waxay xilli hore oo aysan da’adeedu sidaa usii waynaynba garowsanayd in xaaladda ay haweenka Soomaaliyeed kunool yihiin aysan ahayn sidii loo baahnaa, ayadana uu saaran yahay waajib ay kaga qayb qaada
Muqdisho – Iyada oo soo gebagebeyneysa booqasho shan maalmood ah oo ay ku joogtey Soomaaliya, ayey sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay maanta ugu baaqday madaxda Soomaaliya in ay dardargeliyaan dadaallada ku aaddan dhameystir
Muqdisho – Tobaneeyo sano oo dagaal iyo qalalaase sokeeye ah ayaa waxyeelleeyay bii’ada Soomaaliya, iyadoo muddo dheer si adag diiradda loo saarayey baahiyaha bani'aadamnimo ee dalka.
Muqdisho – Maanta waa maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah s
Hargeysa - Arrimo kala duwan, laga soo billaabo ka qaybgalka haweenka ee siyaasadda ilaa xiriirka nabadda iyo horumarka, ayaa ka mid ahaa qodobbadii looga hadlay booqasho isbarasho ah oo qaadatay laba maalmood oo uu mas’uul sare oo ka tirsan Qaramada
Muqdisho — Sida da’yar badan oo Soomaaliyeed, ayey Dr. Saamiya aad u xiiseysaa adeegsiga baraha bulshada, gaar ahaan Twitter-ka.
Muqdisho — Iyadoo Soomaaliya ay sii waddo u diyaargarowga doorashada, bishii Sebteembar waxaa la qabtay tababar ay Qaramada Midoobay taageereyso oo la siiyey saxafiyiinta Soomaaliyeed, kaas oo ku saabsanaa tebinta wararka doorashooyi