BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
03 Dec 2023 - Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah (IDPD), Qaramada Midoobay waxay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ururrada dadka naafada ah ku ammaantay horumarka ay ka sameeyeen kor u qaadidda xuquuqda iyo ka qaybgelinta dadka naafada ah.
-
25 Nov 2023 - Muqdisho – Iyadoo la xusayo billowga 16-ka maalmood ee ololaha dhaq-dhaqaaqa sanadlaha ah ee ka dhanka ah xad-gudubyada ku saleysan jinsiga, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in horumar dheeraad ah laga gaaro la dagaallanka masiibadan, iyadoo diiradda la saarayo saddex arrimood oo kala ah: ansixinta sharciga lagu xoojinayo in dhammaan dadka laga ilaaliyo xad-gudubyada ku salaysan jinsiga, taageero weyn oo loo fidiyo badbaadayaasha iyo la xisaabtanka kuwa
-
21 Nov 2023 - Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay ka walaacsan yihiin halista xiisadaha oo kor u kaca, oo uu ka mid yahay abaabulka ciidamada ee Garoowe ka socda. Joogitaanka ciidamadan ayaa cabsi gelinaya dadka shacabka ah, taasoo keentay in iskuullada la xiro.
-
19 Nov 2023 - (Waa la tifaftirey si uu macnuhu uu caddaado) Subax-wnaagsan bahda warbaahinta,Subax wanaagsan, marwooyin iyo mudanayaal, Waad ku mahadsan tihiin imaanshihiina, inkasta oo ay cimiladu aad u xun tahay maanta – waad ku mahadsan tihiin dadaalka aad bixiseen.
-
27 Aug 2023 - Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday bannaanka magaalada.
-
15 Jul 2023 - Sida loo jeediyey Mudane, Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor',
-
01 Jul 2023 - Muqdisho – Xuska sanad guurada 63aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan.
-
27 Jun 2023 - Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabaddan gaarka ah ee Ciidul Adxaa u dirtay dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
-
21 Jun 2023 - Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay ka walaacsanyihiin dirirta ka socota Garowe iyo saamaynta ay ku leedahay dadka rayidka ah. Saaxiibadu waxay ku baaqayaan in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda, laguna soo dabbaalo xasillooni. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan daneeyayaasha siyaasadda inay yeeshaan wadahadal, kaas oo ah tubta kaliya ee lagu xallin karo khilaafaadka.
-
19 Jun 2023 - Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada Jinsiga ee xilliga colaadaha, Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta sharciga ee dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah xadgudubyada galmada.