Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Guulaha la gaaray iyo karaanka haweenka Soomaaliyeed ee waaxda badda ayaa maanta lagu xusay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Qaybta Badda.
New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Catriona Laing oo u dhalatay dalka Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska inay noqotolo Ergeygiisa Gaarka ah ee cusub ee u qaabilsan Soomaaliya isla markaana ah Madaxa Hawlgalka Kaa
Muqdisho – Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta qirtay hawsha muhiimka ah ee ay qabato warbaahinta dalka, waxayna xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada lagu horumarinayo laguna ilaalinayo maqaamkeeda/
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay salaan diiran iyo hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed.
Muqdisho – Gabagabada booqashadiisii garab-istaagga ee aan la sii shaacin ee uu ku yimid Soomaaliya, ayuu madaxa Qaramada Midoobay maanta dib ugu xaqiijiyay ka go’naanta hay’adda caalamiga ah ee in la taageero dalka ku yaalla Geeska Afrika oo haya tubt
Mudanayaal iyo marwooyin ee bahda saxaafadda,
Waxaan jecelahay inaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dadka Soomaaliyeed uga mahadceliyo sida diiran ee la ii soo dhoweeyay.
Waxaan ku faraxsanahay inaan halkan ku soo laabto iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Muqdisho – Isaga oo sii wata dhaqankiisa ah samaynta booqashooyin garab-istaag ah oo uu ku tagayo dalalka muslimiinta ah inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa uu madaxa Qaramada Midoobay maanta soo gaaray Soomaaliya, isaga oo hoosta ka xarriiqay baahida wadashaqe
Mudane Madaxweyne,
Xubnaha bahda saxaafadda,
Muqdisho – Iyadoo u dabaaldegeysa Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta iyo Kaalmaynta Wax-ka-qabashada Miinooyinka, ayaa Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay mar kale adkeynayaan ka-go’naanshohooda taageerada dadaallada Soomaaliya looga cirib-tiraayo khataraha haraadiga walxaha qar