Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
WAR-SAXAAFADEED 13/2017
Muqdisho – Siminaar labo maalmood socday ee ujeedkiisu ahaa in dib u eegis lagu sameeyo nidaamyada howlgalka iyo in lagu dhiso awoodda Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed (NISA) ee dhanka baarista dagaalyahaannada hore ee Al-Shabaab ayaa maanta la soo afjaray.
Muqdisho – Hay’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM) ayaa manta sameysay xaflad lagu dahfurayay bilowga mashruuc laga gol leeyahay in wax looga qabto baahida degdegga ah ee loo qabo hooy iyo alaabta aan cunnada ahayn.
WAR-SAXAAFADEED 12/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dowladdaba ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada madaxbanaanida dalka.
WAR-SAXAAFADEED 11/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga).
Sunita Sharma ee UNSOM waxaa ay ka mid ahayd koox haweeney ah oo si gaar ah loo soo xulay in ay ka qaybgalaan tababar ku aaddan dab-demiska jaamacadda Oxford ee Boqortooyada Ingiriiska.
Muqdisho – Soomaaliya ayaa maanta laga xusay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirika Xadguduyada Galmada ee xilliyada Colaadaha iyagoo lagu baaqay in si degdeg ah loo meelmariyo Xeerka Xadgudubyada Dembiyada Galmada ee dhowaan la horgeeyay baarlamanka federaalka ah.
WAR-SAXAAFADEED 19/2016
Muqdisho – Maryan Cali (ma ahan magaceeda saxda) waxaa ay tusaysaa dhaawac bogsaday oo tooray ah ee gacanteeda midigta ah laga geliyay, iyada oo ka faalooneyso maalinta ay dhowr hal mar kufsi u geysteen.
WAR-SAXAAFADEED 10/2017