Muqdisho - Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta daaha ka qaaday qorshaha shanta sano ah – ee loo yaqaanno Qorshaha Istaratiijiga ah – ee lagu hagi doono maareynta iyo maamulka doorashooyinka dalka ee 2020-2021, taasi oo sidoo kale loo yaqaanno doorasho qof iyo cod ah.