Muqdisho – 3-da July 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilka loo geystay Maxamed Maxamuud Xayd oo ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kaas oo lagu dilay Muqdisho maanta.
Warar
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/unsom_statement_23_107.png?itok=MI7JPHeN)
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/unsom_statement_23_93.png?itok=DUMHU5F0)
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/unsom_statement_23_76.png?itok=jm9P_47l)
![](/sites/default/files/un-default.png)