Mogadishu – Mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay caqabadaha iyo fursadaha qaybta tamarta ee waddanka, isagoo maalgashayeyaasha ugu baaqay in ay gacan ka geystaan horumarinta ilaha tamarta la cusbooneysiin karo.