Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Nimca Aadan Cilmi waxay ugu ololeysaa dhalinta iyara oo u mareysa Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SASOYO, oo ah hay'ad aan dowli ahayn oo ay aasaastay 2009.
Lixdii sano ee ugu dambeysay Maxamed Arshaad Ibraahim wuxuu hormuud u ahaa dadaalada loogu jiro abaabulka iyo taabagelinta dhalinyarada Soomaaliyeed.
Muqdisho – Maxamed Tahliil waa wiil dhallinyaro ah oo maskaxdiisu ka buuxdo fikrado wanaagsan. Wiilkan 27 jirka ah ee ka soo qallin jabiyay jaamacad waa mid ka mid ah shakhsiyaadka keenay “Ubaxa Caasimadda” oo ah mashruuc ay hormuud ka yihiin dhallinyaro.
Baydhabo - Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga ayaa maanta kulan is-xogwareysi ah la yeeshay mas'uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed, waxa ayna ka wada hadleen horumarka uu maamulka ka sameeyay dhinaca amnig
Asli Xasan Cabaade, waxaa ay ka mid tahay dadka ku jira taariikhda dahabiga ah ee dalka Soomaaliya. Asli waxaa ay tahay haweeneyda ugu horreysay oona abid duuliye ka noqota dalka.
Mogadishu - Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa 1,000 arday siin doontaa deeq waxbarasho si kor loogu qaado tirada ardayda ka qaybgalaya jaamacadda.
WARSAXAAFADEED 15/2017
Baydhabo - Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay tababar aqoon kororsi ah u sameysay soddon qof oo ku howlan arrimaha caafimaadka ee maskaxda kuwaas oo ka shaqeeya xarumaha caafimaadka dhimirka ee Baydhabo, xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Muqdisho – Ciidamada Ilaalada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta sameeyay xaflad xil wareejin ah oo ay xilka ku wareejinayaan askar cusub.
BAIDHABO, KISMAAYO – Hay’adda Howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa qabtay dhowr kulan oo wadatashi ah ee hoggaamiyeyaasha haweenka Soomaaliyeed looga uruuriyay aragtiyadooda ku aaddan xeer dhaqameedka iyo sida uu caqabad ugu yahay in ay haweenka helaa