Wakiilka gaar ah ee u qaabilsan qaramada midoobay arimaha Soomaliya Michael Keating ayaa maanta booqday xarun cod-bixin ka socotay Magaalada Baydhabo, Caasimada maamul goboleedka Koonfur Galbeed. Wakiilka ayaa kormeeray habsami u socodka tartanka Aqalka hoose.
Warar

Xubin ka mida saraakiisha doorashada ayaa la hadlaysa mid ka mida Ergada intii lagu guda jiray hanaanka doorashada ee lagu soo xulanayo xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Gudaha magaalada Baydhabo, Soomaaliya, 16 Nofembar 2016. Sawir QM
UN








