Kismayo – Booqashadiisii kowaad ee uu ku tagay maamul gobolleedka koonfureed ee Jubaland tan iyo markii uu yimi, Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya waxa uu taageero u muujiyey dadka deegaanka kaddib weerarkii argagixiso ee dada badan laayey todobaadkii hore