Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Boosaaso – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaali, Xasan Sheekh Maxamud, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray gigida diyaaradaha Boosaaso, ka dib markii dib loo dayactiray.
Wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) oo gacan ka helaya Hawlgalka Taakuleynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobey (QM), ayaa si wadajir ah suxufiyiinta gobolka ugu qabtay tababar muddo labo maalmood ah soday oo lugu baranayey bed-qabka wariyaha, anshaxa saxaafadda, Xi
Muqdisho – Kulan looga arinsanayey qaabeynta olole lugu dhisayey isfaham dhex mara bulshada iyo hay’adaha amniga ayaa lugu qabtay xarunta Wasaaradda Ammaanka Gudaha ee magaalada Muqdisho.
Iyadoo sanadka 2015 uu sii dhamaanayo, ayaa Xafiiska Hawlgalka Kaalmaynt Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) wuxuu dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa horumark ballaaran ee ay ka gaareen dadaalladooda ku aaddan dhismaha dalka iyo nabadda ee toban iyo labadii bilood ee lasoo dha
Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si kulul u cambaareeyay dagaalka mar kale saaka ka dillaacay magaalada Soomaaliyeed ee Gaalkacyo wuxuuna dhinacyada dhammaantooda ku booriyay xabad-joojin degdeg ah iyo inay furan wadahadal xal nabadeed loo
Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Dowladda Maraykanka, Dowladda Boqortooyada Ingiriiska, Sweden iyo Taliyaaniga ayaa muujiyay inay aad uga walaacsanyihiin wararka sheegaya in xiisadi ka aloosantahay magaalada Soomaaliyeed ee Gaalkacyo ka dib makii uu dagaal halkaas ka dillaa
Xadgudubyada lagu sameeyo haweenka iyo gabdhaha ayaa aad u badan Soomalia, arintaas oo kadhigayso wadanka meelaha ugu xun ee ay haweeni jogto.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta sheegay inuu aad uga walaacsanyahay xariga sharci darrada ah ee loo geystay Md.