Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta caasimadda Soomaaliya ka furay shir heerkiisu sarreeyo si looga hadlo abaaraha ba’an ee hadda saameeyay dad ka badan lix milyan, la iskulana meel dhigo tallaabooyinka lagama maarmaanka ah e