Muqdisho – Qofka dhex maraya luuq-luuqyada burbursan ee degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho, waxa ugu horreeya ee uu dareemayo waa jabaqda hooseysa ee biraha la qaraacayo lana laab-laabayo ee ka soo baxaysa garaashyada iyo dukaamada ku yaalla hareeeraha waddooyinka yaryar.