Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Waxay ku qaadatay Faadumo Cabdi Axmed muddo afar maalmood ah in ay ka lugeyso degmada Kunturwaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose oo ay gaarto caasimadda Muqdisho, iyadoo ka carareysay abaarta taagan ee saameysay kumannaan qoys oo ku nool Soomaaliya.
Nalo Nuur Musdhaf waa 26 jir, u dulqaadan weysay xanuunka dhimashada mid ka mid ah caruurteed gaajo darteed waxayna kasoo barakacday gurigeeda oo ku yaal tuulada Maayle-Murug, gobolka Shabeelada hoose, intii uusan ka dhiman mid kale.
Mutadawiciin iyo Shaqaalaha Garoonka Baydhabo ayaa dejinaya sahay Dawo ah oo Turkiga ugu deeqay dadka barakacayaasha ee ku sugan gudaha magaalada Baydhabo ee Soomaaliya, 22kii Maarso 2017. QM Sawir
Baabuur waaweyn oo sida shixnado daawo ah ayaa loo diray xaafadaha ay abaarta ba,an ku dhufatay ee ka tirsan maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya kadib markii diyaarad ay leedahay QM oo waday sahey gaartay magaalada Baydhabo.
Taliyaha Booliska UNSOM Christoph Buik iyo Ku Xigeenka Safiirka Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya Markus Bollmohr ayaa 21-kii Maarso booqday magaalada lagu muransan yahay ee Gaalkacyo si ay u qiimeeyaan hirgelinta heshiis xabbad-joojin ah oo ay gaareen Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “
Vincent Lelei, the Deputy Humanitarian Coordinator for Somalia, speaks at a ceremony to open a Drought Operations Coordination Center in Baidoa, Somalia, on 19 March, 2017. UN Photo.
Qaramda Midoobey ayaa ka furtay xarunta iskuduwida howlaha abaarta magaalada Baydhabo, caasimada maamulka Koofur Galbeed, si kor loogu qaado bixinta gargaarada bani,aadnimada waqtiyeysan ee gobolka.
WAR-SAXAAFADEED 03/2017
1.Iyada oo uu taageerayo Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo”, si waafaqsan bayaankii Muqdisho ee 22kii Febraayo 2017, wufuud ka kooban 31 xubnood iyo wakiillo ka socday bulshada rayidka ah, qeybta gaarka loo leeya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta caasimadda Soomaaliya ka furay shir heerkiisu sarreeyo si looga hadlo abaaraha ba’an ee hadda saameeyay dad ka badan lix milyan, la iskulana meel dhigo tallaabooyinka lagama maarmaanka ah e