Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Marwo Madaxwayne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
Waad ku mahadsan tihiin fursadda aad isiiseen inaan ka warbixiyo xaaladda Soomaaliya ee fadhigan oo lagu qabanayo halkudheggga muhimka ah ee “Soomaaliya: aragtida haweenka, nabadda iyo amniga”.
Muqdisho – Waxaa maanta la daah-furay qorshe-howleed cusub ee heer qaran ah oo kor loogu qaadayo laguna xoojinayo haweenka Soomaaliyeed ee dhanka qaybta badda ee dalkooda, iyadoo munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin sar sare oo ka tirs
Saaxiibada beesha caalamka* ayaa si adag u cambaareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada Laascaanood waxayna walaac xooggan ka muujiyeen wararka la xiriira abaabulka kooxaha hubaysan.
Dhusamareb – Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu sare u qaad howshooda kaddib heshiis u gogol xaaraya in xafiis cusub ka yagleelaan Dowlad-goboleedka Galmudug ee Soomaaliya.
Sidii loo jeediyey
Galab wanaagsan.
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* ayaa aad uga walaacsan rabshadaha haatan Laascaanood ka socda ee sababay waxyeellada dad rayid ah oo ay ku jiraan carruur.
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka* Waxay soo dhoweynayaan dadaallada ay wadaan madaxda Soomaaliya si loo hormariyo arrimaha mudnaanta leh ee ku saabsan nabad-dhisidda iyo dowlad-dhisidda, oo ay ku jiraan shirarka joogtada ah ee Golaha Wadatashiga Qaranka.