Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Sidii loo jeediyey
Mudane Madaxweyne, wasiirrada, mas’uuliyiinta sare ee dawladda, shaqo-wadaagta ka socota Qaramada Midoobay – maanta maxay maalin weyn tahay!
Muqdisho–Furadaha dhaqaale ee Soomaaliya oo salbalaaran ayaa labadii maalmood ee lasoo daafay waxaa looga doodey shir ay isugu yimaadeen dowladda Soomaaliya, beesha caalamka, hal-abuurayaasha ganacsi iyo shirkado ajnabi ah, iyadoo yoolka uu ahaa in dii
New York – Xoghayaha Guud waxa uu si kulul u dhaleeceynayaa weerarkii dhawaantan ee ka dhanka ahaa Hawlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee lagu qaada fariisin ay ku shaqaynayeen nabad-ilaaliyeyaasha ka soo jeeda Yugaandha, oo ku yaalla magaalada Buulo Mareer, gobol
New York – Xoghayaha Guud wuxuu si kulul u cambaareynayaa weerarkii dhowaan lagu qaaday fariisinta Hawlgalka Kalaguurka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee ay ka hawlgalaan ciidanka nabad-ilaalinta ka soo jeeda Yugaandha, ee ku yaalla magaalada Buulo Mareer, gobolka Shabe
Garoowe - Magaalada Garoowe oo ku taalla waqooyiga Soomaaliya, waxa ay hoy u tahay ku-dhawaad nus milyan qof oo dad deggan ah.
Ku dhawaad 75,000 qof oo dadkaasi ka mid ah ayaa ah barakacayaal sababsadey isbeddelka cimilada iyo colaadda.
Muqdisho - Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ku bogaadinayaan sida ay uga go'antahay inay ka
Muqdisho – Guulaha la gaaray iyo karaanka haweenka Soomaaliyeed ee waaxda badda ayaa maanta lagu xusay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Qaybta Badda.