Muqdisho – Somalia - Iyadoo mudo badan la tacaalaysay xaalado ku saabsan xadgudubka jinsiga ayaa Soomaaliya waxay hada qaadaysaa talaabooyin la taaban karo oo ay kula dagaalameyso dhibaatadaas.
Warar
Ergaygga Qaramaada Midoobay oo ku baaqay in dulqaad iyo Xasilooni laga muujiyo arrimaha Gobolka Sool
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex.
16 Apr 2014