Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Xasan Maxamed Cilmi waa shakhsi ay qalbigiisu ku weyn tahay awood-siinta dhalllinyarada, iyo saameynta ay taasi ku yeelan karto Soomaaliya.
Muqdisho – Boqollaal wakiillo ah oo matalaya bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta isugu yimid caasimadda dalka ee Muqdisho, si ay uga qaybgalaan maalinta labaad ee shirweynaha qaran ee dastuurka, iyada oo munaasabaddani u gogol xaareyso dib eegista dastuurka federaalka ah ee Sooma
Waxyaabaha ay Nasro Ismaaciil Cabdi ku xasuusato yaraanteedii waa dagaal iyo dhibaato.
Muqdisho – Markii uu Jaamacadda Soomaaliya ka dhiganayay heerka koowaab ee waxbarashada jaamacadda, Maxamed Cabdirisaaq Faarx ma aanuu heysan tashiilaad uu ku sameeyo cilmibaaris ama uu ku diyaariyo waajibaadka macallimiintu uga diraan dibadda Jaamacadda.
Muqdisho – Kulan socon doono labo maalmood oo looga gol leeyahay in lagu dhiso iskaashi si loo soo afjaro ganacsiga aan habbooneyn, soo saarista iyo adeegsiga dhuxusha ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
U astaynta maalinta saxaafada adduunka, Ergyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa maanta bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka suxufiyiinta dalka oo ka hawl gala mid ka mid ah meelaha ugu khatarsan dunida ee shaqaalaha warbaahinta.
Beledweyne - Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” oo booqasho uu ku qiimeynayay saameynta ay daadadka ku yeesheen maamul goboleedka HirShabeelle ee Soomaaliya, ayaa maanta ugu baaqay beesha caalamka iyo Soomaalida ku nool qurbaha in ay gacan ka geystaan dadaallada lo
Mogadishu – Mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay caqabadaha iyo fursadaha qaybta tamarta ee waddanka, isagoo maalgashayeyaasha ugu baaqay in ay gacan ka geystaan horumarinta ilaha tamarta la cusbooneysiin karo.
Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lagu soo warramey inay ku dhinteen saraakiil ka tirsan amniga Dowladda iyo dad rayid ah.
Muqdisho - Dadaallada sare loogu qaadayo horumarka ay Soomaaliya ka gaarta dhinaca amniga ayaa ahaa mowduuca ugu weyn ee looga hadlay kulan heer sare oo maanta ka dhacay caasimadda dalka oo u dhaxeysay mas’uuliyiinta Soomaaliya iyo bah-wadaagta caalamiga - iyada oo dadkii ka qay