Muqdisho – Soomaaliya ayaa maanta laga xusay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirika Xadguduyada Galmada ee xilliyada Colaadaha iyagoo lagu baaqay in si degdeg ah loo meelmariyo Xeerka Xadgudubyada Dembiyada Galmada ee dhowaan la horgeeyay baarlamanka federaalka ah.