Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Guddiga Puntland u qaabilsanhirgelinta doorashooyinka dadban ayaa kudhawaaqay in wejigii labaad ee doorashada 25 ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ay billaabandoonto 14-ka Nofembar.
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa mar uu maanta booqasho ku tagay caasimadda dowlad goboleedka Puntland wuxuu xusuusiyay mas’uuliyiinta doorashada Puntland iyo madaxda kale waajibaadka ka saaraan in ay oofiyaan qoondada 30 boqolk
Mid Ka mida ergada ayaa codkeeda dhiibanaysa, intii lagu guda jiray doorashada xubnaha aqalka hoose ee Baarlamaanka Magaalada Kismaayo, Soomaaliya November 9, 2016. UN Photo / Awil Abukar
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay caasimadaha dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.
WAR-SAXAAFADEED 27/2016
Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa soo dhoweeyey doorashada ka billaabatay Puntland ee kuraasta Golaha Shacabka, wuxuuna sheegay in doorashooyinka kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka ee dalka ay sidoo kale ka billaaban doonaan maamullada Koonfur Galbe
Haweeney ka mid ah ergada oo codkeeda dhiibaneysa intii lagu guda jiray hannaanka doroashada ee xubnaha golaha shacabka Soomaaliya magaalada Garowe, Punt-land. Soomaaliya 5ta November 2016 Sawirka UNSOM
Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa ka wada hadlay ka qaybgal firfircoon ee isbedelka siyaasadeed ee dalkooda inta lagu guda jiray shir laba maalmood ah oo ay marti-galisay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyadoo lala kaashanayo ururo ay dhalinyarada hoggaaminayaan..
WAR-SAXAAFADEED 26/2016
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain/Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa aad uga walaacsan eedeymaha joogtada ah ee ku saabsan musuqmaasuqa lagu hayo geedi-socodka doorasho ee Soomaaliya iyo