Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Maxay haweeney 27 jir oo u dhalatay dalka Sri Lanka ka dhex haysa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, oo ah magaalo dib u dhismeysa kaddib sanado badan oo colaado iyo dagaallo sokeeye ah?
Muqdisho – Boqollaal wakiillo oo matalaya dhallinyarada daafaha Soomaaliya ayaa ku kulmay caasimadda si ay uga wada-hadlaan horumarka mustaqbalka ee dhallinyarada Soomaaliya, kuwaas tiro ahaan oo u dhigma seddax meelood labo meel dadka ku nool waddankan ku yaalla bariga Afrika.
Muqdisho – Koox ka tirsan haweenka ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan ol’ole wacyigelin dadweyne oo looga gol leeyahay in lagu hormariyo nabadda iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya intii lagu jiray kulan shaqo ee shalay Muqdisho ka dhacay.
Muqdisho - Dacwad oogayaasha Soomaaliyeed oo ka kala socda dowladda federaalka ah iyo xubnaha maamul goboleedyada ayaa usbuucan magaalada Muqdisho ku qabtay shir sanadeedkooda koowaad, waxaa ayna isku afgarteen in ay dhisaan Ururka Dacwad Oogayaasha Soomaaliyeed si ay u xoojiyaan
Muqdisho - Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta daaha ka qaaday qorshaha shanta sano ah – ee loo yaqaanno Qorshaha Istaratiijiga ah – ee lagu hagi doono maareynta iyo maamulka doorashooyinka dalka ee 2020-2021, taasi oo sidoo kale loo yaqaanno doorasho qof iyo cod ah.
Kani waa isku daygii ugu horreeyay ee UNSOM ku soo bandhigto tirad dadka waxyeelladu soo gaartay ayna ku qiimeyso khasaaraha colaadda ka soo gaaray rayidka, muddadii u dhexeysay 1 Janaayo 2016 and 14 Oktoober 2017.
Mogadishu – Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weli ah khatarta ugu weyn ee heysata dadka rayidka ah ee ku nool Soomaaliya, sida ku xusan warbixin cusub oo maanta laga daahfuray caasimadda Soomaaliya.
Warbixinta Qaramda Midoobay ee “Badbaadada Rayidka: Dhisidda Aasaasaka Nabadda, Ammaanka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya,”ayaa manta la shaaciyay.
Geneva / Muqdisho – Colaadda hubaysan ee Soomaaliya ayaa weli khasaare culus u geysata dadka rayidka, burburisa kaabayaasha iyo qaab-nololeedka, barakicisa malaayiin dad ah, kana horistaagta bulshada u baahan inay gargaarka bani’aadanimo, warbixin ay Qaramada Midoobay faafisay ma
Geelle Mowliid Ibraahim waxaa uu u istaagay caawinta haweenka iyo gabdhaha dhibaneyaal ka ah shaqaaqooyinka galmada isagoo bulshada la shaqeeya si shaqaaqooyinka ku saleysan jinsiga ay u dhicin.