Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Mogadishu - Kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan dadka naafada ah oo u baahan taageerro si loo wanaajiyo daryeelkooda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Mogadishu – Bah-wadaagta Soomaaliya ee dhinaca horumarinta ayaa Madasha Iskaashiga ee Soomaaliya oo socday hal maalin dib ku cusbooneysiiyay ballanqaadkooda ku aaddanaa in ay gacan ka siiyaan dalka in uu joojiyo xagjirnimada iyo in uu gaaro kabsasho dhaqaale.
Muqdisho – Shir heer sare oo looga hadlayey amniga Soomaaliya ayaa maanta lagu baaqay in “si degdeg ah loo sameeyo qorshe xilwareejin ah oo macquul ah kuna saleysan shuruudo”, si mas’uuliyadda koowaad ee amniga qaranka laga wareejiyo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM
Hodan Maxamed Xassan waa qof aan dhibaato ku cusbeyn, waxayna samaysatay nolol nacfi leh mudooyin sanadon ah
Muqdisho - Kulan wadatashi ah oo looga gol laha in dib u eegis lagu sameeyo Qorshe Howleedka Qaran ee Cirib-tirka Xadgudubka Galmada xilliyada Colaadaha ayaa lagu qabtay Muqdisho, wuxuuna kulankaasi qayb ka yahay dadaallada ku aaddan wax ka qabashada xadgudubyada la xiriira galma
Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa ugu hambalyeysay Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka tirsan Xisbiga Nabadda, Midnimada iyo Horumarka (KULMIYE) doorashadii loogu doortay Madaxweynaha “Somaliland” taas oo shalay ay xaqiijisay Maxkamadda Sare ee “Somaliland”.
Faaduma Diiriye Nuur waa haweeney leh aragti dheer. Waxaa ay rajeyneysaa in la gaari doono maalin aysan haweeney ama gabadh ku nool Dowlad Goboleedka Puntland noqon doonin dhibbane la rafaadsan dhibka ka soo gaaray shaqaaqada ku saleysan jinsiga.
Barawe – Wakiilka Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qarammada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating ayaa ku biiray wafdi heer sare ah oo ka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya kuwaas oo booqasho ay ugu kuur galaayen xaaladda amni ku tagay magaalada Baraawe oo ah magaalo
Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya, Michael Keating ayaa hoggaamiyeyaasha haweenka Soomaaliyeed ku marti-qaaday munaasabadda Maalin Furan ee ku xusan Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee cadadkiisu yahay 1325 oo k
Muqdisho – Maanta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa waxaa ay yeesheen shir wadajir ah si looga wada-hadlo habka dhammeystiran ee loo wajahayo nabadgelyada dalka.