Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Mogadishu – Dowladda Federalka iyo mas’uuliyiinta dowlad gobolleedyada oo la weheliyaan beesha caalamka ayaa ku heshiiyey nidaam taageero iyo iskaashi oo lagu sameynayo istaraatiyadda hawlgalada si looga hortago qalalaasaha xagjirnimada.
Mogadishu - Soomaaliya ayaa waxaa laga daahfuray xarunta ugu horreysay ee hal-abuur tiknoloojiyadeed ee lagu magacaabo iRise, taas oo xal u noqon doonta qaar ka mid ah caqabadaha dhinaca tiknoloojiyadda ee dalka ka jira.
Baidoa - Qaramada Midoobay waxaa ay tababar laba toddobaad socon doona ee ku aaddan xuquuqda aadanaha iyo sharciga caalamiga ee bani'aadamnimada u qabanaysaa 63 askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Gaarka ah ee Booliska Koonfur Galbeed.
WARSAXAAFADEED 17/2017
Ergeyga gaarka ah ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa garwaaqsaday xeerka dhowaan loo soo bandhigay Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya oo wax lagaga badalayo xeerka saxaafadda dalka ee 2016.
Muqdisho - Xulka Kubadda Cagta ah ee Banaadir ayaa 2-1 uga adkaatay Xulka Kubadda Cagta ah ee Gaadiidka ciyaar maalinta Khamiista ah lagu qabtay Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Magaalo Muxumed Cusman waa shaqsi u ol’oleeya xuquuqda rayidka ah. Dad badan oo ku nool Beledweyne ee maamul goboleedka HirShabeelle ayay noloshooda wax ka beddeshay.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating, oo warbixin siiyay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay iyadoo loo marinayo xiriir muuqaal video ah oo laga xiriiriyay magaalada Muqdisho, 13kii bisha Sebtembar 2017. UN Photo/Eskinder Debebe
Md. Madaxweyne,
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa u hambalyeeyay Maxamed Cabdi Waare oo Madaxweynaha HirShabeelle loogu doortay codeyn shalay ka dhacday golaha baarlamaanka dowlad
Muqdisho – Boqollaal qof ayaa soo buuxiyay goobta lagu qabanayo Bandhigga Buugagta ee Muqdisho si ay uga qayb-galaan maalinta furitaanka carwada buugagta ee ugu weyn Soomaaliya.
Idriis Axmed Yacquub kama cabsado u ololeynta nabada Soomaaliya, oo ah waddan weli ka soo kabsanaya saameyntii dagaalada sokeeye.
31 jirkan ku dhashay Muqdisho waxaa uu si cad u xasuustaa xilliyadii colaadaha markii uu wiil yar ahaa iyo markii uu soo weynaaday.