New York – Soomaaliya waxaa ay weli tahay mid adkeysi leh, waxaana sii xoogeysanaya sida ay Dowladda Federaalka uga go'an tahay dowlad-dhiska laakiinse dadaal badan ayaa loo baahan yahay si loo xaqiijiyo in la joogteeyo guulaha ay ka gaartay la dagaalanka falaagada argagaxisada a