Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Ronaldo. Messi. Neymar. Waa magacyada ciyaarahaannada kubadda cagta ah ee ugu caansan oo ay dad badan taageeraan guud ahaan caalamka, oo ay ku jiraan taageerayaasha ku nool Soomaaliya.
Muqdisho- Markii uu waaga baryo, Maryan Nuux Muuse waxaa ay ka tagtaa raaxada ay ku haysatay gurigeeda oo ku yaalla duleedka Muqdisho si ay tababar ugu soo qaadato garoonka Banaadir, goobta ugu wayn ee cayaaraha loo aado ee ku taallo casimadda.
Xubnaha Golaha Amaanku waxay si kulul u cambaareeyeen weerarkii argagaxiso ee 1dii April 2018 ay Al-Shabaab ku qaaday ciidamada Uganda ee ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ee ku sugan Gobolka Shabeelaha Hoose ee Soomaaliya kaas oo tiro askar ah lagu dilay laguna dhaawacay.
Muqdisho – Xilli la xusayay Maalinta Adduunka ee Wacyiga Miinooyinka iyo Wax ka Qabashada Miinooyinka, ayaa mas’uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay halista ay walxaha qarxa ku hayaan dadka rayidka ah ee ku sugan dalka.
Baidoa – Mukhtaar Cabdi oo maalin maalmaha ka mid ah asaga oo arigooda ku raacaya magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa asaga oo sagaal jir ah waxaa ay indhihiisa ku dhaceen walax wareeeg ah oo bir ka samaysan oo dhalaalaysa.
Hargeysa - Kulan booliis ah oo heer sare ah ayaa shalay lagu qabtay caasimadda ‘Somaliland' waxaana uu kulanka ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa Ciidanka Booliska ‘Somaliland'.
Kaddib sanado badan oo ay socdeen dagaal kuwaas oo Soomaaliya ka dhigay dal aan lahayn dowlad dhexe, haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay hormuud ka noqonayaan aayaha dalka iyaga oo sare u qaadaya nolosha boqollaal qof.
Guusha taariikhiga ah ee ay haweenka ka tirsan baarlamanka ay ka soo hoyeen geeddi-socodka doorashooyinka 2016-kii lama gaari lahayn haddii aysan ahayn dadaalka xooggan ee ay bixiyeen dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha haweenka, sida Mulki Ibraahim Axmed.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka waxay aad uga walaacsanyihiin dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee siyaasadeed iyo amni ee ka dhacay Muqdisho, kuwaas oo halis u ah inay carq
Maryan Cabdulle Xassan waa haweeyneey da’ yar oo hadaf gaar ah u taagan: waxaa ay ku howlan tahay joojinta gudniinka gabdhaha ku sugan Soomaaliya.