Muqdisho – Kaddib dhowr bilood oo ay ku xirnaayeen xabsiyo ku yaal dalka Liibya, 150 qof oo muhaajiriin Soomaali ah ayaa si iskood maanta dib ugu soo laabtay dalkooda hooyo, iyada oo gaadiidka ay qaban-qaabisay hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay.