Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Barnaamijka BBC Focus on Africa, 10 Maajo 2017. Khamiistan waxaa London iskugu imanaya dad aad u fara badan oo wada higsanaya hal yool, kaasoo sida loo wanaajin karo amaanka, horumarka iyo nabadda Somalia.
Kuwa khudbadaha jeediyey waxa ay ka hadleen sida ugu wanaagsan ee ay Beesha caalamka iyo kuwa gobolka uga taageeri karaan dowladda Soomaaliya fulinta qorsheyaasheeda, kuwaas oo ay ku jiraan natiijooyinkii ka soo baxay shirkii London ee Soomaaliya.
Muqdisho – Madaxda booliska ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ansixiyey manhaj cusub oo loogu talagalay qorashada boolis cusub.
Marwooyin iyo Mudanayaal,
Muddo laba bilood iyo xoogaa ka hor oo keliya ayaan socdaal ku kala bixiyay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo si aan ugu kuurgalo dhibaatada bani’aadanimo ee ka jirta Soomaaliya.
Mudanayaal,
Shirka London ee Somalia wuxuu ka dhacay Aqalka Lancaster House 11 Maajo 2017, waxaana wada shir guddoomayey DF Somalia, QM iyo Midowga Afrika waxaana ka qayb galay 42 dal oo iskugu jira saaxiibbo iyo dalalka jaal la ah Somalia.
Shir jaraa’id oo gebegebadii Shirweynaha London ee Arrimaha Soomaaliya uu Xoghayaha-Guud wadajir ula qaatay Boris Johnson, Xoghayaha Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqa-sooranka ee Boqortooyada Midowday ee Britain iyo Woqooyiga Ireland, iyo Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Madaxweynaha Jam
Muqdisho, 2 Maay 2017 – Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka codsaday dowladda in ay suxufiyiinta ka ilaaliso shaqaaqada iyo xadgudubyada lagula kaco si ay shaqadooda u gutaan cabsi la’aan iyo eex la’aan.
Muqdisho 2, May 2017 – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo safaaradda Ingiiriska ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan lagu arrinsanayo arrimaha la xiriira nabadgelyada, siyaasadda, horumarka shacabka iyo dhaqaalaha, kuwaas oo lagu wado in looga hadlo shi
Suxufiyiinta ku sugan Soomaaliya ayaa si la mid ah dhiggooda ku nool daafaha caalamka xusay Maalinta Xorriyadda Warbaahinta Adduunka.