Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar 2024-kii, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Xogta khuseeya hawlgalka UNTMIS waxaa laga heli karaa halkan:
31 Jul 2017 - WARSAXAAFADEED 15/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Michael Keating, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo asxaabta askartii reer Uganda ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ee naftooda ku waayay weerar gaadmo ah oo ka dhacay...
15 Jul 2017 - WAR-SAXAAFADEED 14/2017
Iyadoo adduunka oo dhan laga xusayo Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada, Ergeyga Gaarka ah ee Xoqhayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa mar kale xaqiijiyay muhimadda ay leedahay in tababar farsamo iyo xirfado farsamo...
19 Jun 2017 -
WAR-SAXAAFADEED 10/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa maamuusay dhibanayaasha iyo kuwii ka badbaaday xadgudubka jinsiga ee ka dhaca dalka, [qorshahan] waa qayb ka ah dabaaldegga caalamiga ah ee ...
31 May 2017 - WAR-SAXAAFADEED 08/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhoweeyay wadahadallada nabadeed ee 29ki May 2017 dhexmaray Madaxweynayaasha Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ee Puntland iyo Axmed Ducaale...
30 May 2017 - WAR-SAXAAFADEED 07/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”, kaasoo shalay ka dhacay magaalada Cadaado.
“Waxaan u hambalyaynayaa Madaxweyne...