Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Belet Weyne – Waa 6:00-ka subaxnimo, Maxamed Dhicis wuxuu u toosay shaqo.
Muqdisho – Axmed Cabdullaahi Axmed, waxa uu aaminsan yahay waxbarashada. Waxa uu rumeysan yahay awooddeeda in uu wax kaga beddelo nolosha walaalihiisa Soomaaliyeed iyo awooddeeda in ay gacan ka gaysato beddelidda Soomaaliya.
Baydhaba – Geeddi-socodka doorashadu inta badan waa amin dadaal adag u ah dhammaan kuwa doonaya in ay arkaan isbeddel dhinaca hoggaanka ah.
Caynkaas oo kale ayuu ahaa arrinka Saynab Cumar Cali, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Baay ee BWAN.
Hargeysa – Nimco Cabdillaahi Muxumed waxay aqoon u leedahay adkaysiga iyo dulqaadka.
Kismaayo – Waddada Cabdiraxmaan Cabdi Axmed uu ku caawinayo walaalihii Soomaaliyeed ee ay wada gaareen xasaradaha bini'aadminnimo ee gobolka koonfurta Soomaaliya ee Jubaland waa mid dheer oo aan toos ahayn.
Baydhaba– Koox heer sare ah oo matalayay qaar ka mid ah saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa maanta la kulmay hoggaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo ay ka wada hadleen mowduucyo badan oo la xiriira horumarrada laga sameeyey Siyaasadda, Beni’aada
Muqdisho – Soomaaliya waa mid ka mid ah dalalka ugu da’da yar adduunka, tiiyoo ay 75% dadkeedu ka yar yihiin 30 jirka.
Mogadishu – Dadka Soomaaliya waxa lagu qiyaasaa 16.8 milyan oo qof – si kastaba ha ahaatee, si ay u daboolaan baahiyahooda caafimaadka dhimirka waxa dalka oo dhan jooga 82 xirfadle oo kaliya.
Idil Cawil Cilmi ayaa ka mid ah.
Muqdisho – Axmed Xasan Wehliye weligiis waxa uu u janjeerey dhanka tignoolajiyadda.
Waxa ay ku yaallaan bariga Somaliland, Sool iyo Sanaag waa laba gobol oo lagu yaqaanno dhul leh muuqaal aad u qurux badan, iyo kheyraad dabiici ah oo hodonna ah se aan laga faa’iidaysan.