Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho — Waxaa jirey waqti uu Matxafka qaranka ee Soomaaliya uu keyd qaaliya uu u ahaa qof kasta oo doonayey in uu wax ka fahmo taariikhda dalka iyo dhaqankiisa iyo farshaxankiisa hodonka ah.
Waqtigaasi mar hore ayuu tegey.
Muqdishu – Maxamed Yuusuf Maxamed oo dhex fadhiya qol yar, oo aan daaqad lahayn oo ka mid ah dhismo dawladeed oo ku yaalla caasimadda Soomaaliya, ayaa wuxuu cajalad kale oo kuwa maqalka ah gelinayaa makiinad duug ah oo dhammaatey ka-dibna wuxuu riixayaa dhowr badhan.
Muqdisho – Saxaafad firfircoon oo ay ka shaqeeyaan suxufiyiin si wanaagsan ugu tababaran culuunta iyo farsamada war-soo-ururinta ayaa si ballaaran loo aaminsan yahay in ay muhiim u tahay koboca iyo horumarka dal.
Gaalkacyo – Aad bey u tiro yar yihiin magaalooyinka dunida ku yaalla ee ay qaybiba maamul gaar ah ay hoos tagto ama xataa ay maraan xuduudo caalami ah.
Baydhabo – Soomaaliya waxay ku socotaa dhabbihii soo kabashada ka-dib tobanaan sano oo ay ka taagnaayeen colaad iyo jahawareer.
Dhallinyaradeeda ayaa geeddi-socodkan kaalin muhiim ah ka qaadanaya.
Muqdisho – Qofka dhex maraya luuq-luuqyada burbursan ee degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho, waxa ugu horreeya ee uu dareemayo waa jabaqda hooseysa ee biraha la qaraacayo lana laab-laabayo ee ka soo baxaysa garaashyada iyo dukaamada ku yaalla hareeeraha waddooyinka yaryar.
Kismaayo – Bulshada Soomaaliyeed ayaa mararka qaarkood waxaa lagu tilmaami karaa bulsho ay ka jiraan kala qaybsanaan qabiil ku saleysan, sinnaan la'aan iyo ka-saaridyo.
Dhallinyarada Soomaaliyeed waa xoogga horumarka iyo horseedka isbeddelka. Waxa ay la kulmeen dhibaatooyin iyo caqabado badan, balse waxa ay muujiyeen adkaysi iyo yididiilo cajiib ah.
Muqdisho – Soomaaliya waxa ay la ciirciiraysaa musiibooyin cimilo oo is dabajoog ah kuwaas oo dhaliyey xaalado bini’aadanimo oo daran oo daba dheer.
Garoowe - Magaalada Garoowe oo ku taalla waqooyiga Soomaaliya, waxa ay hoy u tahay ku-dhawaad nus milyan qof oo dad deggan ah.
Ku dhawaad 75,000 qof oo dadkaasi ka mid ah ayaa ah barakacayaal sababsadey isbeddelka cimilada iyo colaadda.