Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Leyla Cusmaan Maxamuud waxaa ay si diiran uga hadashaa dowrka ay warbaahinta ku leedahay nabadaynta Soomaaliya. Hadal kaliya ma ahe Leyla tallaabooyin wax ku ool ayay qaadaa.
Mogadishu – Kaaliyaha Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (USG) ee arrimaha siyaasadda, Jeffrey Feltman, ayaa booqday Soomaaliya, waxa uuna kulamo is daba joog ah la yeeshay hoggaanka dalka si uu ugu muujiyo is-garab taag dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, sidoo kalena loo adkee
Baidhabo – Howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa tababar socon doono muddo seddax maalmood ee ku aaddan dembiyada galmada iyo gabood falka ka dhan ah haweenka u qabaneysa saraakiisha booliska si dhibaatadan laga joojiyo maamulka Koonfur Galbeed.
Sahro Cabdikariim Ibraahim ayaa abuurtay mid ka mid ah shirkadaha tiknoolojiyadda ee ugu weyn Soomaaliya. Jawiga ganacsi ee Soomaaliya ayaa ah mid ay adag tahay in maalgashi tiknoolojiyadeed laga hirgeliyo.
Dhul siman, oo kuleyl badan oo dhagax badan leh oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo, ayaa boqollaal qof ka dhigteen xero dadka barakacayaasha ah. Bashiir Maxamed Mukhtaar waxaa uu taagan yahay meel tuubbo ah, isaga oo dumar ku caawinaya qaadista jirgaanno biyo ah.
Mogadishu – Isu duwaha arrimaha bini'aadanimada ee Soomaaliya Peter de Clercq ayaa ku amaanay shaqaalaha gargaarka iyo mutadawiciinta sida ay uga qeyb qaateen u adeegida aadanaha iyo ka hortagga abaartii halista ku aheyd Soomaaliya horaantii sanadkan.
Ridwaan Cabdi waxaa uu si weyn u xusuustaa noloshiisha isaga iyo waalidiintiisa ay Soomaaliya uga soo qaxeen dagaallada sokeeye ee ka socday Soomaaliya.
Baarliin Axmed Cabdi maalinteeda caadiga waxaa ay bilaabataa 5-ta subaxnimo, salaadda subax kaddib. Marka hore labadeeda carruur ayay quraac u diyaarisaa ka hor inta aayan qaadanin gaadiidka dadweynaha oo ay gaarin xerada barakacayaasha ee Weydow oo ku taala daafaha Muqdisho.