Muqdisho – Iyada oo roob yari la filaayo xilli roobaadkii shanaad, Qaramada Midoobay waxaa ay ku baaqeysaa in la helo lacag dhan 1.6 bilyan oo doolar si gargaar nolol-badbaadin ah loo gaarsiiyo 5.4 milyan oo qof oo ay saameeyeen abaaraha ka jira Soomaaliya.
Wararka
Muqdisho – Kow iyo toban sarkaal oo la shaqeeyay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaflad billad guddoonsiin ah oo maanta la qabtay lagu aqoonsaday shaqada wanaagsan ay ka qabteen dalkan ku yaalla Geeska Afrika.