Iyadoo tobannaan sano oo colaado ah, jahawareer cimilo oo soo noqnoqday iyo cudurro dillaacay ay jireen, xaaladda bini'aadannimo ee Soomaaliya waxa ay horraanba sii ahayd khatar iyadoo tirada dadka Soomaaliyeed ee u baahan gargaarka bini'aadannimo iyo difaaca ay sare u kacday boqolkiiba 30 sanadkan marka la barbar dhigo 2021 oo lagu qiyaasay 7.7 milyan - taasina waxay ahayd ka hor saamaynta abaarta haatan.
Hadda, xaaladdu waa ay ka sii dartay. Abaartu waxay xaalufisay dalaggi, xooluhuna biyo iyo daaq la’aan ayey u dhimanayaan, taasoo keentay in dad badan oo xooladhaqato ah ay waayaan isha kaliya ee ay wax ka heli jireen.
In ka badan 80 boqolkiiba dalka ayaa guud ahaan ah mid engagan, biyaha iyo qiimaha cuntada daruuriga ahna waxaa ku yimid qiimo koror aad u weyn. Saadaasha hawada ayaa ah mid aan la hubin, iyadoo saadaasha cimiladu ay tilmaantay celcelis ka hooseeya celceliska xilli roobabka.
Iyada oo laga jawaabayo, hay'adaha gargaaka bani'aadannimada ee Qaramada Midoobay iyo bah-wadaagtooda ayaa kor u qaadaya wax-ka-qabashada iyo dib-u-habaynta hawlaha si wax looga qabto saameynta abaarta, iyadoo heerarka baahida ay si degdeg ah u kordhayaan, kana sare marayaan awoodaha iyo agabka la heli karo.
Kala soco Twitter ka #AbaartaKaJirtaSoomaaliya
- UN OCHA, 24 Maay 2023 - Ayadoo dad dhan 32 milyan ay la dhibaateysanyihiin Colaado iyo abaaro ayaa deeq bixiyayaasha Jooga xaflada ay soo qabanqaabisey Qaramada midoobey ku dhawaaqeen deeq lacageed oo dhan 2.4 Bilyan oo Doolar, deeqdaas oo lagu caawinayo geeska Africa.
- UN OCHA, 5 Abr 2023 - War saxaafadeed uu soo saaaray Isuduwaha Arrimaha Gargaarka ee Soomaaliya
- UN OCHA, 19 Mar 2023 - Warbixin-Dhaqaaleed Kooban: Kafalcelinta Xaaladaha Bini'aadannimo ee Soomaaliya
- FAO, 6 Maar 2023 - Soomaaliya: nolosha iyo hab nololeedka malaayiin qof ayaa weli halis ku jira, FAO waxay ku baaqday in si degdeg ah loo kordhiyo gargaarka bini'aadantinimo iyo adkeysiga
- UN OCHA, 28 Feb 2023 - Baahiyaha bini'aadantinimo ee Soomaaliya ayaa weli ah mid sarreeya: maalgelin dheeraad ah oo degdeg ah ayaa loo baahan yahay si loo joogteeyo gurmadka abaaraha, Maarso 2023 ka dib
- IOM, 28 Feb 2023 - Barakaca Soomaaliya oo gaadhay heerkii ugu sarreeyey 3.8 Milyan: Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM oo ku baaqay xal waara
- UN OCHA, 8 Feb 2023 - Wada-hawlgalayaasha Arimaha Bini'aadantinimo ayaa doonayo deeq dhan US$2.6 bilyan si loogu gargaaro dad tiradooda dhantahay 7.6 milyan ee ku nool Somaaliya sanadka 2023
- FAO, 20 Dis 2022 - FAO waxay ku baaqeysaa in si buuxda loo maalgeliyo, la gaarsiiyo oo la joogteeyo badbaadinta nolosha iyo taageerada hab-nololeedka si dadka qarka u saaran macluusha looga saaro.
- UN OCHA, 13 Dis 2022 - Xaaladda bini'aadantinimo ee Soomaaliya ayaa weli ah mid aad halis u ah: waa in gargaarka la joogteeyo oo sare loo qaado si looga hortago macluusha
- FAO, 8 Dis 2022 - Rajada soo ifbaxaysa ee barakacayaasha inta lagu guda jiro Ciida iyadoo FAO ay howlo horudhac ah ka wado Koonfurta Soomaaliya
- FAO, 8 Dis 2022 - Bulshooyinka ay adagtahay in la gaadho oo ay abaaruhu saameeyeen Soomaaliya ayaa taageero lacag caddaan ah ka helay FAO
- FAO, 29 Nof 2022 - Iyadoo abaaruhu ay kasii darayaan, FAO iyo Jarmalku waxay kordhiyeen hawlaha bini'aadantinimo ee miyiga Soomaaliya
- UN OCHA, 24 Okt 2022 – Soomaaliya: Natiijada wax-qabad la'aanta
- UNSOM, 7 Juun 2022 - War-saxaafadeed uu soo saaray isku-duwaha gargaarka bini’aadannimo ee Soomaaliya Adam Abdelmoula oo ku saabsan warbixintii abaarta ee uu duhurti afhayeenka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay New York
- UN OCHA, 6 Juun 2022 - War-saxaafadeed wadajir ah: Iyadoo roobabku aysan mar kale di’in, ayey gaajo masiibo ah ku soo wajahan tahay Soomaaliya
- War-saxaafadeed wadajir ah, 12 Abr 2022 - War-saxaafadeed ay ku Mideysanyihiin FAO-OCHA-UNICEF-WFP ee Xaaladda Abaarta Soomaaliya
- War-saxaafadeed wadajir ah, 20 Dis 2021 - Hay’adaha Samafalka ayaa soo saaray Qorshaha Ka-jawaabista baahiyaha bani’aadamnimo ee Soomaliya 2022, iyadoo ay Qaramada Midoobay ku dhawaaqday deeq 17 milyan oo doolar ah oo loogu talagalay dadaallada degdegga ah ee wax looga qabanayo abaarta
- UN News, 5 Abr 2023 - Soomaaliya: Baaq gargaar oo ah 2.6 bilyan oo doollar, lagu caawinayo malaayiin weli qarka u saaran macaluul
- WHO, 20 Mar 2023 - Daraasad cusub ayaa lagu ogaaday in 43 000 "oo dhimasho dheeri ah" laga yaabo inay sababtay abaarta Soomaaliya sanadka 2022da.
- FAO, 14 Mar 2023 - Sheekoyinka isbeddelka - bulshooyinka adkaysiga leh ee miyiga Somaliland
- UNICEF, 20 Feb 2023 - Deeq biyo nadiif ah oo culeyska ka yareeyay qoysaska ay abaaruhu ku dhufteen ee Soomaaliya
- IOM, 8 Feb 2023 - Cilmi-baadhista IOM-GIST oo soo saartay aragtiyo cusub oo ku saabsan isbeddellada dhaqdhaqaaqa barakacayaasha ee Soomaliya
- FAO, 26 Jan 2023 - Beeralayda yar yar waxay u taagan yihiin haqab-beelka cuntada ee Soomaaliya waxayna muhiim u yihiin horumarka bulshada
- UN OCHA, 6 Jan 2023 - "Dhakhaatiirtu waxay badbaadiyeen nolosha gabadheyda"
- NRC, UNHCR, 9 Dis 2022 - Warqad kooban: Ku Noolaanshaha Cabsida – Barakaca ka dhasha colaadaha ee Soomaaliya: Gol-daloolooyinka badqabka, khataraha iyo baahiyaha
- UNHCR, 7 Dis 2022 - Ka warbixinta dadka barakacayaasha ah ee soo galaayo magaalooyinka 12/7/2022 - 12/14/2022
- UN OCHA, 6 Dis 2022 - Jabaq la'ida gaajada daran
- UNDP, 5 Dis 2022 - Maxaa dhacaya haddii digniinaha hor-udhaca ah aanan horay looga jawaabin?
- FAO, 29 Nof 2022 - Iyadoo abaaruhu ay kasii darayaan, FAO iyo Jarmalku waxay kordhiyeen hawlaha bini'aadantinimo ee miyiga Soomaaliya
- FAO, 27 Nof 2022 - In laga gudbo dhibaatada cimilada iyo in la yareeyo kaalinteeda xaalada nafaqo darida ee Soomaaliya
- UN OCHA, 4 Nof 2022 - Soomaaliya: Rajada way sii yaraanaysa iyadoo Macluul qarka loo saaran yahay
- UN News, 6 Seb 2022 - Soomaaliya: Golaha ugu sareeya ee arrimaha bini'aadannimada ee QM ayaa ka digaya 'Xaaladdii ugu Xumeyd', xilli ay khatarta macluushu sii kordheyso
- UNSOM, 30 Jul 2022 - Galmudug, Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey ayaa guudmaray dowlad-dhiska, dib u heshiisiinta, amniga iyo kahortagga macluusha
- UNSOM, 20 Jun 2022 - Macaluul ayaa qarka loo saaran yahay: Isku-duwaha Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya oo indhihiisa ku soo arkay nafaqo-darro ba'an, ayaa ku baaqay in wax la qabto
- UNSOM, 31 Maaj 2022 - Booqasho uu ku wehliyey Ergeyga Abaaraha, ayuu Isku-Duwaha Gargaarka Bini’aadannimada ka digay xaalad abaar oo aad u daran
- UNSOM, 13 Abr 2022 - “Anigu waxaan ahay 95-jir, Waligey ma arag abaartan oo kale” – Saraakiisha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa loo sheegay xilli ay ku jireen booqashadooda bani’aadanimo
- UNSOM, 6 Abr 2022 - Iyadoo ay sii kordheyso halista macluusha ee Soomaaliya, ayey booqashada ay bahda gargaarka ee QM ku tageen Gaalkacyo ku iftiimiyeen xaaladaha liita ee Soomaalida gudaha ku barakacday
- UNSOM, 3 Abr 2022 - Dhul nabdoon: Taageerida dadaallada lagu doonayo in Soomaaliya looga nadiifiyo haraadiga dagaalada ee walxaha qarxa
- UNSOM, 28 Mar 2022 - QM: Iyadoo saameynta abaarta ay sii xumaaneyso, ayey halista macluusha sii kordheysa Soomaaliya
- UNSOM, 21 Feb 2022 Booqasho qiimeyn abaaraha oo uu ku tagay Somaliland ayuu Ku-xigeenka Ergyaga QM ku iftiimiyay baahida loo qabo in la taageero bulshooyinka ay abaarta heshay
- UN News, 15 Feb 2022 - Waa in Doorashada la soo gebagebeeyaa xilli ay ka sii darayso abaartu, sida loo sheegay Golaha Ammaanka
Gurmadka Abaaraha ee IOM Soomaaliya - Janaayo 2023
WFP Somalia: Warbixinta Xaalada Ka Hortagga Macluusha (Diseembar 2022)
Akhriso wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda bini'aadantinimo ee Soomaaliya
Akhriso warbixintii ugu dambeeysay ee Xaaladda bini'aadanimada ee Soomaaliya
Warbixinta Xaalada Abaaraha ee IOM Somalia
Bogga Warbixinnada Gurmadka Abaaraha iyo Ka Hortagga Macluusha
Warbixinta labo-isbuuclaha ee Abaarta (15 - 31 Diseembar 2022)
Gurmadka Abaaraha ee IOM Soomaaliya - Diseembar 2022
JAANTUSKA QOONDADA DEEQDA BENI'AADANNIMO EE SOOMAALIYA (ILAA IYO 31 DISEEMBAR 2022) |
![]() SOOMAALIYA: DADAALLADA ABAARTA IYO KA HORTAGGA MACLUUSHA (16 DISEEMBAR 2022 - 15 JANAAYO 2023) |