BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
15 Sep 2019 - WAR-SAXAAFADEED 18/2019 Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Demoqoraadiyadda awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta iftiimiyay muhiimadda gaarka ah ee [Demoqoraadiyaddu] u leedahay dalka oo isku diyaarinayo doorashooyin taariikhi ah oo ‘qof-iyo-cod’ ah.
-
16 Aug 2019 -Muqdishu – Wakiilo sare oo ka kala socday Midowga Afrika (AU), Urur-Gobaleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay (QM) ayaa maanta socdaal ku tegay Kismaayo si ay ula kulmaan dadka ku hawlan geedi-socodka doorasho ee ka socda Jubaland, ee filayo in lagusoo gunaanado dooraho uu Golaha Wakiilada ee Dowlad Goboleedka ku dooran doono Madaxweynaha Dowlad Goboleedka.
-
11 Aug 2019 - Muqdisho – Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul-Adxaha.
-
28 Jul 2019 - Hargeysa – Iyadoo ay tahay booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago Somaliland tan iyo markii uu la wareegay xilka xafiiska, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimadda uu leeyahay wada-hadal lagu xalliyo caqabadaha ka jira gobolka.
-
26 Jul 2019 - Muqdisho – In kasta oo "horumar ballaaran" ay ku tallaabsatay xaaladeeda siyaasadeed, dhaqaale, bulsho iyo xuquuqul insaanka lixdii sano ee la soo dhaafay, "wax badan ayaa harsan" Soomaaliya, sidaasi waxaa sheegay khabiir Qaramada Midoobay maanta, isagoo ugu baaqay beesha caalamka iyo mas'uuliyiinta Soomaaliya dadaal dheeri ah oo dhinacyo kala duwan leh.
-
25 Jul 2019 - Muqdisho – Subax wanaagsan, Mudanayaal iyo Marwooyin,
-
25 Jul 2019 - Geneva / Muqdisho - Beesha caalamku waa in ay sii wadaa in ay ka caawiyaan Soomaaliya sidii ay u xoojin lahayd hay’adaheeda dowliga ah, hanaankeeda cadaalada iyo amaanka ka hor inta aan la gaarin doorashada soo socota, sidaasi waxaa yiri Bahame Tom Nyanduga, Khabiirka Qaramada Midoobay ee Madaxbanaan.
-
18 Jul 2019 - Baidoa – Xilli uu sii wado booqashooyinkiisii ugu horreeyey ee uu ku tagayey xarumaha gobolada kaddib markii uu dhawaan dalka yimi, Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, waxa uu booqday Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed maanta, halkaas oo uu kula kulmay Madaxweyne Cabdicasiis Xassan Maxamed “Lagtagareen”.
-
15 Jul 2019 - WAR SAXAAFADEED 11/2019 Kismaayo – Ergeyga Garka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo, caasimadda ku meelgaarka ah ee Jubaland, ka dib weerarkii argagaxisada ahaa ee la sheegay inuu galaaftay nolosha ugu yaraan 26 qof dhaawacayna 56 qof oo kale.
-
12 Jul 2019 - New York – Xoghayaha-Guud waxa uu cambaareynayaa weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay 12kii Luulyo magaalada dekedda ee Kismaayo, Soomaaliya. Waxa uu tiraanyo iyo tacsiba u dirayaa qoysaskii ku nafwaayey weerarka waxa uuna kuwa dhaawaca ah u rejeynayaa bogsasho deg deg ah. Xoghaya-Guud waxa uu markale adkeeyey in Qaramada Midoobay taageero iyo isgarab taaggba ku siin doonto bulshada Soomaaliyeed dadaalka ay ugu jiraan mustaqbal nabad ah.