BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
25 Sep 2017 - WARSAXAAFADEED 17/2017 Ergeyga gaarka ah ee Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa garwaaqsaday xeerka dhowaan loo soo bandhigay Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya oo wax lagaga badalayo xeerka saxaafadda dalka ee 2016.
-
17 Sep 2017 - Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa u hambalyeeyay Maxamed Cabdi Waare oo Madaxweynaha HirShabeelle loogu doortay codeyn shalay ka dhacday golaha baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabeelle.
-
01 Sep 2017 - WAR-SAXAAFADEED 16/2017 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Michael Keating ayaa salaan kal iyo lab ah u diray dadka Soomaaliyeed oo iyagu u dabaal degaya munaasabadda Ciidul Adxaa oo ku beegan dhamaadka gudashada Xajka, booqashada barakaysan ee lagu tago Makka.
-
31 Jul 2017 - WARSAXAAFADEED 15/2017 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Michael Keating, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo asxaabta askartii reer Uganda ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ee naftooda ku waayay weerar gaadmo ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya maalintii Axadda.
-
15 Jul 2017 - WAR-SAXAAFADEED 14/2017 Iyadoo adduunka oo dhan laga xusayo Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada, Ergeyga Gaarka ah ee Xoqhayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa mar kale xaqiijiyay muhimadda ay leedahay in tababar farsamo iyo xirfado farsamo loo fidiyo dadka da’da yar ee Soomaaliya.
-
09 Jul 2017 - WAR-SAXAAFADEED 13/2017
-
25 Jun 2017 - WAR-SAXAAFADEED 11/2017 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga).
-
19 Jun 2017 - WAR-SAXAAFADEED 10/2017 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa maamuusay dhibanayaasha iyo kuwii ka badbaaday xadgudubka jinsiga ee ka dhaca dalka, [qorshahan] waa qayb ka ah dabaaldegga caalamiga ah ee Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka Jinsiga ee Xiliyada Colaadaha
-
31 May 2017 - WAR-SAXAAFADEED 08/2017 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhoweeyay wadahadallada nabadeed ee 29ki May 2017 dhexmaray Madaxweynayaasha Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ee Puntland iyo Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” ee Dowlad Goboleedka Galmudug, wadahadalladaas oo nabad iyo kalsooni loogu abuurayo gobollada dhexe, iyadoo diiradda lagu saaray magaalada Gaalkacyo.
-
30 May 2017 - WAR-SAXAAFADEED 07/2017 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”, kaasoo shalay ka dhacay magaalada Cadaado.