Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Bahda Qaramada Midoobay ee ku sugan Soomaaliya waxa ay la murugoonayaan geeridii naxdinta lahayd ee saaxiibkeen Oliver Vick, shilkii diyaaradeed ee 10kii Maarso ka dhacay meel u dhow magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Maanta waa maalin murugo weyn uleh Qaramada Midoobay. Sidaad ogtihiinba, shilkii naxdinta lahaa ee maanta (Axad, 10 Maarso) ka dhacay dalka Itoobiya waxaa ku geeriyooday dad badan, oo ay ku jiraan qaar kamid ah saaxiibbadeena QM oo ka kala tirsanaa dhowr hay'adood iyo ururo hoos taga QM.
Konton sano ayaa laga joogaa tan iyo markii Soomaaliya ay ka qabsoontay doorashadii ugu danbeysay oo qof-iyo-cod ah, baahidaas muddada dheer qaadatay ee loo qabo dimuqraadiyadda ayaa noqotay dhiirrigelintii ugu waynayd ee Casiisa Cali markii ay ku biireysay Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan ta
Sinnaanta Arrimaha Dhedig-Labka (Gender) iyo xuquuqda haweenka waxay asaas u yihiin horumarka adduunka ee nabadda iyo amniga, xuquuqul insaanka iyo horumar waara.
Hoggaamiyaasha haweenka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay xubnaha Baarlamaanka Federalka inay ansixiyaan hindise-sharciyeedka dib u habeynta doorashooyinka, kaas oo dhigaya mabda'a koontada haweenka ee 30% inay ku yeeshaan doorashooyinka baarlamaaniga ah ee soo aaddan.
Xoghayaha Guud ee QM wuxuu si adag u cambaaraynayaa weerarkii argagixiso ee ka dhacay Muqdsho.
Muqdisho – Hannaanka Cadaaladda iyo Xabsiyada Somalia ayaa helay tas’hiilaad cusub kaddib markii Muqdisho laga furay dhisme cusub oo ka kooban xabsi iyo maxkamad (MPCC) iyadoo la qabtay munaasabad ay kasoo qayb galeen madax sare oo ka tirsan DF Somalia iyo dalalka jaalka horumari
Muqdisho, 23 Febraayo 2019- Nidaamka caddaaladda iyo dhaqan celinta ee Soomaaliya ayaa si weyn u soo xoogaysanaya iyada oo xariga lagaga jarey Xabsiga Cusub ee Muqdisho iyo dhisme Maxkamadeed (XMDHM) xaflada furitaanka ayaa ay ka qayb galeen masuuliyiin sare oo ka tirsan xukuumad
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta daaha ka qaaday maalgelinta Sanduuqa Dhisidda Nabadda ee Xog-Hayaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana lacag dhan $14 milyan loo qoondeeyey in lagu taageero mashaariicda cusub ee lagu dhisayo hay’adaha do
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir heer sare ah oo ay deeq-bixiyayaal ka soo qaybgaleen maanta ku daahfurtay istaraatiijiyad qaran oo muddo sano ah soconayso si sare loogu qaado wacyigelinta ajandayaasha siyaasadeed ee ahmiyadda u leh DFS iyo hindiseyaasha dadka