Xafiiska Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa maanta u dabaal degay Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada. Soomaaliya waxay leedahay tiro kamid ah dadka ugu da’da yar aduunka. 10ki qofood oo Soomaali ah, todobo kamid ah ayaa da’doodu ka hooseysaa 30 sano jir.
Warar
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/unsom_statement_23_3.png?itok=L2F3_5hl)
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/2016_08_08_former_al-shabaab_combatants-8.jpg?itok=2Sp-y9cD)
Axmed oo ku guda jira tababarkiisa xirfadeed ee xarunta dhaqan-celinta Baydhabo
![Danjire Sharafeedka Fatima Cabdi Warsame waxay u qareemeysaa in haweenku ay helaan qoondadooda ah boqolkiiba 30 kuraasta labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee soo socda.](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/2016_07_20_women_political_participation-3.jpg?itok=Mlsygnb8)
Danjire Sharafeedka Fatima Cabdi Warsame waxay u qareemeysaa in haweenku ay helaan qoondadooda ah boqolkiiba 30 kuraasta labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee soo socda.