Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa soo dhoweeyey doorashada ka billaabatay Puntland ee kuraasta Golaha Shacabka, wuxuuna sheegay in doorashooyinka kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka ee dalka ay sidoo kale ka billaaban doonaan maamullada Koonfur Galbe