Dhuusamarreeb – Isagoo sii wata booqashooyinkiisa xiriirka ahaa ee ugu horreeyay ee uu ku tegayo Dowlad-goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Soomaaliya James Swan wuxuu maanta booqd