Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday bannaanka magaalada.
Muqdisho – Dood-cilmiyeed socotay muddo labo maalmood ah oo ay isugu yimaadeen dad ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu baaqay in wax badan laga
Muqdisho – Qofka dhex maraya luuq-luuqyada burbursan ee degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho, waxa ugu horreeya ee uu dareemayo waa jabaqda hooseysa ee biraha la qaraacayo lana laab-laabayo ee ka soo baxaysa garaashyada iyo dukaamada ku yaalla hareeeraha waddooyinka yaryar.
Kismaayo – Bulshada Soomaaliyeed ayaa mararka qaarkood waxaa lagu tilmaami karaa bulsho ay ka jiraan kala qaybsanaan qabiil ku saleysan, sinnaan la'aan iyo ka-saaridyo.
Dhallinyarada Soomaaliyeed waa xoogga horumarka iyo horseedka isbeddelka. Waxa ay la kulmeen dhibaatooyin iyo caqabado badan, balse waxa ay muujiyeen adkaysi iyo yididiilo cajiib ah.
Hargeysa – Wadahadalka Soomaaliya-Somaliland, colaadda ka taagan magaalada Laascaanood, horumarinta dhaqaalaha iyo xuquuqul insaanka ayaa waxay ka mid ahaayeen Mowduucyadii looga munaaqashoodey booqasho ay dhowaan magaalada Hargeysa ku tagtey mas'uul sare oo ka tirsan hay'adda sa
Dhuusamareeb – Mas’uulka ugu sarreeya hay’adda Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta waxay booqasho ku tagtey dowlad-goboleedka Galmudug, halkaasi oo ay kula soo kulantey madaxda maamulkaasi si ay uga wada hadlaan mowduucyo ay ka mid yihiin dowlad-dhiska, amniga, dimuqraadi
Sida loo jeediyey
Mudane, Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor',