Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweeyay doorashadii madaxweynaha ee shalay la soo gabagabeeyay waxayna hambalyo kal iyo lab ah oo ku aaddan guushiisa u dirayaan Madaxweynaha