"Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay waxay ku celinayaan cambaareynta xoogan oo ay u jeedinayaan weerarkii Alshabaab ku qaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya 24-kii May. Waxaan bogaadineynaa fal celinta ay sameeyeen xoogaga ammaanka Soomaaliya iyo AMISOM.
Warar
Muqdisho – 20 Maajo 2014 - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa la kulmey wafdi ka socda koofur galbeed Soomaaliya oo uu hogaaminayo Madoobe Nuunow, wuxuuna ugu baaqey dhammaan dhinacyada (ay arintu khuseyso) in ay arima
UN