Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
WARSAXAAFADEED 06/2018
Ergeyga Qaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa salaan diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyadoo ay bilanayso bisha barakeysan ee Ramadaan.
Muqdisho – Shir saddex maalmood socday oo ku saabsanaa dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta la soo gebagabeeyay iyada oo uu xaqiijiyay hoggaamiyaha waddanka, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,’ in dalka Geeska Afrika uu yeelan doono dastuur cusub ka hor waqtiga kama da
WARSAXAAFADEED 05/2018
Xasan Maxamed Cilmi waa shakhsi ay qalbigiisu ku weyn tahay awood-siinta dhalllinyarada, iyo saameynta ay taasi ku yeelan karto Soomaaliya.
Muqdisho – Boqollaal wakiillo ah oo matalaya bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta isugu yimid caasimadda dalka ee Muqdisho, si ay uga qaybgalaan maalinta labaad ee shirweynaha qaran ee dastuurka, iyada oo munaasabaddani u gogol xaareyso dib eegista dastuurka federaalka ah ee Sooma
Waxyaabaha ay Nasro Ismaaciil Cabdi ku xasuusato yaraanteedii waa dagaal iyo dhibaato.
Muqdisho – Markii uu Jaamacadda Soomaaliya ka dhiganayay heerka koowaab ee waxbarashada jaamacadda, Maxamed Cabdirisaaq Faarx ma aanuu heysan tashiilaad uu ku sameeyo cilmibaaris ama uu ku diyaariyo waajibaadka macallimiintu uga diraan dibadda Jaamacadda.
Muqdisho – Kulan socon doono labo maalmood oo looga gol leeyahay in lagu dhiso iskaashi si loo soo afjaro ganacsiga aan habbooneyn, soo saarista iyo adeegsiga dhuxusha ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
U astaynta maalinta saxaafada adduunka, Ergyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa maanta bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka suxufiyiinta dalka oo ka hawl gala mid ka mid ah meelaha ugu khatarsan dunida ee shaqaalaha warbaahinta.
Beledweyne - Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” oo booqasho uu ku qiimeynayay saameynta ay daadadka ku yeesheen maamul goboleedka HirShabeelle ee Soomaaliya, ayaa maanta ugu baaqay beesha caalamka iyo Soomaalida ku nool qurbaha in ay gacan ka geystaan dadaallada lo