Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Bani'aadanimada iyo Maareynta Musiibooyinka Maryam Qasim ayaa kulan shalay lagu qabtay Muqdisho ku boorrisay hay'adaha arrimaha bani'aadamnimada ee caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya in ay si dhow ula shaqeeyaan hay'adaha gargaarka ee maxalliga ah