Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Waxa ay ku yaallaan bariga Somaliland, Sool iyo Sanaag waa laba gobol oo lagu yaqaanno dhul leh muuqaal aad u qurux badan, iyo kheyraad dabiici ah oo hodonna ah se aan laga faa’iidaysan.
Garoowe – Geeddi-socodyada dowlad-dhisidda iyo wadashaqeynta hoggaanka cusub ee Soomaaliya iyo sidoo kale taageerada Qaramada Midoobay ayaa ka mid ahaa qodobbadii maanta looga hadlay shirka mas’uulka ugu sarreeya hay’adda adduunka u
[Sidii loo jeediyey]
Subax wanaagsan,
Mudane Madaxweyne, xubnaha sharafta leh ee golaha wasiirada iyo bahda saxaafadda.
Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay dhammaan Soomaalida u direysaa hambalyada ciidda.
Galab wanaagsan,
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynaya sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida dalkooda.
Ceerigaabo, 22 Juun 2022 – Waxay ku taallaa bariga fog ee gobolka Sanaag, magaalada yar ee Ceerigaabo waxay qiyaastii 560 kiilomitir u jirtaa magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland.