New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho 19kii Ogosto. Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dhibbanayaasha iyo sidoo kale Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.