Garoowe – Mas'uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta booqdey Dowlad-goboleedka Puntland, halkaasi oo mowduucyo kala duwan oo heer degaan iyo heer qaranba ah uu kala hadley hogggaamiyaheeda, Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Maxamed ‘Deni.’